Admin

7 Elephants Walking Beside Body of Water during Daytime

MAROODI IYO DABAGAALE

Sheeko caruureed qoraal ah MAROODI IYO DABAGAALE Beri baa waxaa jirey Maroodi iyo Dabagaale saaxiib ah. Wey wada cayaari jireen. Waxay u dabaal tagi jireen webiga. Markasta oo ay dabaal tagaan inta Maroodigu kor u qaado Dabagaalaha ayuu biyaha dhexdooda dhigaa, markaasna faraha ayuu ka qaadaa, dabadeedna biyeha ayuu ku haftaa. Dabagaaluhu maalin walba wuxuu ka […]

MAROODI IYO DABAGAALE Read More »

Ku Soo Dhawoow AFsoomaali.com – Baro, Badbaadi, una Hiili Afkaaga Hooyo

Ku soo dhawoow boggeena AFsoomaali.com! Waxaan ku faraxsanahay inaan ku soo bandhigno meel cusub oo aad ka heli karto aqoon qoto dheer oo ku saabsan af-Soomaaliga. Halkan, waxaan diiradda saari doonaa horumarinta, ilaalinta, iyo faafinta afkeenna qaaliga ah ee ku hadla malaayiin qof oo adduunka ku nool. Af-Soomaaligu waa dhaxal qiimo leh, waana mid ka

Ku Soo Dhawoow AFsoomaali.com – Baro, Badbaadi, una Hiili Afkaaga Hooyo Read More »

Shopping Cart