Sheeko carruureed : Juxa iyo Xarig/Xadhig
Sheeko qosol badan Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Juxa hooyadii ku tiri: hooyo maanta waan Allah baryayaa ee lacagtan qaad oo suuqa aad,waxaadna innooga soo iibisaa neef Ari ah? Juxa intuu suuqii tegay ayuu soo gaday neefkii Ariga ahaa kaddibna wuxuu isku dayay in uu soo qaado/ xambaaro dhib iyo rafaad badan kaddib ayuu […]