Sheeko xarriir

Somali Language

Maahmaahyo Af Soomaali Ah : Maahmaahyo xul ah

Maahmaahyo xul ah Maahmaah Somali qosol: Maahmaah Xarafka A Maahmaahyo murti leh Maahmaah Xarafka B Maahmaah Xarafka C Maahmaah Xarafka D Maahmaah Xarafka E Maahmaah Xarafka F Maahmaah Xarafka G Maahmaah Xarafka H Maahmaah Xarafka I Maahmaah Xarafka J Maahmaah Xarafka K Maahmaah Xarafka L Maahmaah Xarafka M Maahmaah Xarafka N Maahmaah Xarafka O Maahmaah […]

Maahmaahyo Af Soomaali Ah : Maahmaahyo xul ah Read More »

mountains, kabiley, algeria

Sheeko caruureed : Dadka oo idil mawada qancin kartid

Sheeko caruureed soomaaliyeed: Oday wiil iyo dameerkii Maalin maalmaha kamid ah ayaa waxaa suuqa soo aaday wiil iyo aabahiis  iyo dameer ey rabeen in ey suuqa u iibgeeyaan, iyagoo lugeynaya ayaa waxaa ka hor imaaday laba qof waxayna ku yiraahdeyn maxaad u lugeyneysaan idinko oo dameer wata?,Maad raacdaan?!. Duqii ayaa wiilkiisa ku yiri aabe adiga

Sheeko caruureed : Dadka oo idil mawada qancin kartid Read More »

Cunto

Sheeko caruureed qoraal ah : Ninkii Martida ahaa ee cuntada ka xirneed

Sheeko sheeko, sheeko xariir, beri baa nin safar ah usoo hoyday reer meel baaddiye ah deggan. Reerkii ayaa sidii dhaqanka wanaagsan ee suuban ee soomaalidii hore ahaa, u sameeyay ninkii martisoor. Ninkii waxaa loo keenay gogol uu ku nasto, marka uu seexanayana uu ku seexdo. Reerkii ayaa si ay ninkan safarka ah u sooraan ka

Sheeko caruureed qoraal ah : Ninkii Martida ahaa ee cuntada ka xirneed Read More »

7 Elephants Walking Beside Body of Water during Daytime

MAROODI IYO DABAGAALE

Sheeko caruureed qoraal ah MAROODI IYO DABAGAALE Beri baa waxaa jirey Maroodi iyo Dabagaale saaxiib ah. Wey wada cayaari jireen. Waxay u dabaal tagi jireen webiga. Markasta oo ay dabaal tagaan inta Maroodigu kor u qaado Dabagaalaha ayuu biyaha dhexdooda dhigaa, markaasna faraha ayuu ka qaadaa, dabadeedna biyeha ayuu ku haftaa. Dabagaaluhu maalin walba wuxuu ka

MAROODI IYO DABAGAALE Read More »

Shopping Cart